Ciidanka Somaliland oo heegan buuxa la galiyay iyo Sababta keentay (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Somaliland, ahna taliyaha guud ee ciidanka qalabka sida, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeer isugu jira wacyigelin iyo kormeer ku tegay taliska guud ee ciidanka Somaliland iyo xerada ciidanka ee Birjeed, isaga oo sidoo kale dhammaanba ciidamada kala duwan ee qalabka sidana geliyey heegan buuxa, xaaladda kasoo korodhay xanuunka CORONA VIRUS oo ah … Continue reading Ciidanka Somaliland oo heegan buuxa la galiyay iyo Sababta keentay (Daawo Sawirada)